Qaramada Midoobey oo beenisay in Qaeaxii Muqdisho Shaqaalaheeda lala Eegtay

Howlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan waxbo ka jirin wararka sheegayo in in shaqaale ka tirsan UN-ta lala beegsaday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho.

Qaramada Midoobey waxay cambaareysay qaraxa,isla markaana waxay tacsi u dirtay qoysaska ay eheladooda uga geeriyoodeen qaraxa.