Isimada Beesha Ciise Maxamuud Oo Qado sharaf usameeyay Islaan Bashiir iyo Suldaan Siciid

Islaan Ciise Islaan Max’ed iyo Suldaan Saciid Max’ed Garaase,ayaa Maanta Qado sharaf ugu sameeyey Beeraha 22-aad Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaam iyo Waftiyo Isimo u badan oo ay Hogaaminayeen.

Qadada waxaa kale oo ka qeybgalay Isimo, Cuqaal, Nabadoonno, Wasiiro Ka tirsan Dowladda Federaalka, Xildhibaano Heer Federaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kale.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Suldaan Saciid Suldaan C/salaan iyo Isimo kale ayaa kasoo laabtay Magaalada Boosaaso oo ay u tageen Xal u helidda Arimihii Dagaalada Sababay.