Video:-Gudoonka Islaan Ciise oo laga hor yimid

Saddex musharax oo u taagan kursiga #Hope200,ayaa ka sheegay inaysan ku qanacsanayn Guddoonka Islaan Ciise uu kursigaan ugu xiray reer,

“Kuma qanacsanin warka ka soo yeeray Isimka, wuxuu baalmarsan yahay Habracyadii Doorashada 3-9 january 2022, qodobkiisa 13aad.

Halkan ka daawo muuqaalka