Jubaland oo shaacisay 14-Kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT,ayaa shaacinaya 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dowladda Jubbaland.

Guddiga,ayaa horey u shaaciyey 14-kursi,iyadoo doorashada kuraastaas 6-kamid ah horey loo qabtay.