Deni oo aqbalay Go’aankii Isimada iyo Shuruud lagu xiray…

Deni in uu tago Bosaso,waxaa ka xiga laba Qodob oo kala ah..

1.In uu shaaciyo aqbalaada Go’aanka Isimada.

2.In uu amar cad ku siiyo Xasan Abgaal iyo Gallan joojinta gacma gacmaynta iyo dagaal Shaanshiyeedka ay kawadaan Bosaso.

Deni waa la hadlay Isimada,waana uxaqiijiyay in uu si guud u aqbalsan yahay Go’aamadooda,balse ay jiraan qaar ubaahan in si hoose looga wada xaajoodo.

Isimadu waxay ugu jawaabeen xalaal barqaa Laquutaaye oo xaalka haka dhigin Gashaanti Aamus baa lagu Meheriyaa ee shaaci aqbalaaada ka hor imaanshahaaga Bosaso.

Wal-walka ugu weyn ee haysta Deni,waa baqdin uu ka qabo Drons-ka PSF oo ay Aaran-shaydaan ku yiraahdeen anagaa siganay dhawr jeer ee ha imaan ilaa aad Isimada ka hesho balanqaad.

Jibril Qoobey.