Xukuumada Fadaraalka Somaliya oo canbaaraysay Weerarkii Abu-dhabi

Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya,ayaa cambaaraysay weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee maanta lagu qaaday caasimadda Imaaraatka Abu Dhabai.