Baarlamaanka Ingiriiska oo yasay Doodii Qadiyada SL

650-Xildhibaan oo Golaha Baarlamaanka Ingiriiska ka kooban yahay,waxaa Qadiyada gooni goosadka Gobolada Waqooyi ee Somaliya usoo xaadiray kaliya 30-Xildhibaan,taasoo ka dhigan 0.04%,wax kayar Boqolkiiba 1%.

Muuqaalkaasi waxuu soo afjaray hamigii gooni goosatada,islamarkaana,waxuu xaqiijiyay in caalamku aysan muhiim u arag kala goynta Jamhuuriyada Somalida.

Baarlamaanka Ingiriiska abaal baan uga haynaa hoos udhigida hamiga gooni goosatada.

Muwaadinka Somaliga ahna Maanta qiimo gaar ah ayay uleedahay.

Jibril Qoobey.