Itoobiya oo ku kacday khalad Diblomaasiyadeed oo khatar ku ah Qaranimada Somaliya

Xaafiis Ganacsi,ayaa lagu ogaa Adis in uu uga furnaado Maamulka Somaliland,balse layskuma ogayn in uu Calan lahaado.

Waa fahmi karnaa Daqiiqado kooban oo Sawirada la qaadayay in Calanka la saaray Gaariga,waxyar kadibna la qariyay.

Sababtoo ah Baratakoolka Diblomaasi,ayaan ee caalamku isla ogol yahay,ayaan siinayn Muuse in Calan loo saaro Gaariga.

Si kastaba ha ahaatee khaladaad Diblomaasi,ayay Itoobiya ku kacday,kuwaasoo mudan in lagula Xisaabtamo.

Inkastoo Farmaajo Abiy uu ku tilmaamo Walaal,loogana baran in uu ka falceliyo khaladaadkiisa,isla markaana Dowlada Somaliya mudo xileedkeedu idlaaday laguna jiro xili doorasho oo Xildhibaanada la xod-xodanayo hadana khaladkan Diblomaasi lagama aamusi karo.

Jibril Qoobey.