Video:-Kulanka Deni iyo Abwaan Jibril waxba masoo kordhinayo

Muuqaalku waa mid qurxoon oo na farxad gelinaya,hadana,waxaa agyaala Baarlamaanka hawlgabka noqday ee gacanta ugalay Madaxtooyada.

Abwaan Jibriil oo ka yimid Fan,waxaa la oran karaa,waxuu yimid shaqo uusan lahayn oo uusan waxba ka aqoon.

Inta badan Dadka reer Puntland waxay u arkaan Baarlamaanka Puntland in uu macno beelay oo uu noqday Xarun wakhtiga lagu lumiyo tan iyo intii Abwaan Jibril hogaanka uqabtay.

Halkan ka daawo muuqaalka