Video:-Wasiir Duraan oo si adag U Eedeeyay Madaxtooyada Puntland

“Waxaa cajiib ah in Madaxtooyada Puntland ay amar siinayso guddiga doorashada oo la leeyahay qofka aan rabno siiyaa foomamka diiwaangalinta, waana ceeb iyo fadeexad”Ayuu yiri Wasiir Duraan.

Waxaa jira xogo sheegaya in Ergooyinka lagu yiri iska taga oo 1000 dolar mid walba ha qaato,anagaa Dad kale keensanayna.

Halkan ka daawo muuqaalka