Xerada 54-aad Garowe oo lagu jaray Ciid iyo Hub culus

Xerada 54-aad oo ay ka dhacayso Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka,waxaa lagu wareejiyay Ciid.

Sidoo kale Afarteeda Gees,waxaa lagu xiray Qoryo Dhashiikayaal ah.

Taliskii CID ee danbi baarista,waxaa loo raray si Kmg ah gudaha Xerada 54-aad.

Ujeedada laga leeyahay talaabooyinkan,waa in looga hor tago hadii ay dhacdo in Beelaha qaar isa soo abaabulaan oo ay soo weeraraan Xerada xiliga Doorashadu ka dhacayso.

Boobka Xildhibaanadu,waxuu marayaa meel halis ah.

Jibril Qoobey.