Video:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay dilal ka dhacay Gaalkacyo

Rag habuysan,ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay Saddex Dhallinyaro ah.

Ciidanka Booliiska,ayaa sheegay in qaar ka tirsan kuwii dilka geysay gacanta lagu hayo.

Horay,waxaa wax udilay Nin kasoo jeeda dhanka Puntland,kaasoo gacanta lagu soo dhigay.

Balse,waxaa ka danbeeyay Labada Nin ee Xalay laga afduubtay dhanka Puntland,kadibna lagu dilay dhanka Galmudug.

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland,ayaa sheegay in ay xiriir iyo wada shaqayn kala yeesheen Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug oo ay hada ka war sugayaan soo qabashada Ragaas.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ,ayaa ka hadlay dhacdooyinkaas.

Halkan ka daawo muuqaalka.

https://fb.watch/aGwuPbyoz4/