Cali Yusuf Cali Xoosh, ayaa ku guuleystey doorashada kursiga HOP# 200 Wuxuu ka guuleystey Cabdiwaaxid Abshir Ibraahin.
Cali,ayaa noqday Xildhibaankii Labaad Golaha Shacabka Fadaraalka ee Puntland ka soo baxa.
Cali Xoosh,ayaa helay 93-Cod ,halka Cabdiwaaxid oo la tartamayay helay 5 -Cod,waxaana xumaaday Hal Cod.
kursigan,ayaa ka mid ahaa kuwa aadka loogu loolamay ee ay ka taagnayd dooda adag dhaliyayna kala qaybsanaan aan horay loogu arag Beesha sida gasrka ah uleh.