Qowdhan oo noqday Xildhibaankii ugu horeeyay Ee lagu doorto Puntland

Cabdi Warsame Ibraahin Qawdhan, oo ah Wasiir kuxigeenka Maaliyada Puntland,ayaa ku guuleystey kursiga Hop196,isagoo ka guuleystey Abshir Cabdi Xuseyn.

Waa Xildhibaankii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Fadaraalka lagu doorto Puntland 2022.

Doorashadan oo ay Dad badan ku dhaliileen halka lagu qabtay ee ah Xerada Ciidamada 54-aad.