Waa kuwee Xildhibaanada Golaha Shacabka Ee Puntland lagu doortay?

Sabti 22/01/2022 | Doorashada Golaha Shacabka BFS.
Xidhibaanada kusoo baxay Natiijada hordhaca ah ee Dowlad Goboleedka Puntland waxa ay kala yihiin:

1- Xildhibaan Abdi Ibrahim Warsame – Hop# 196.


2- Xildhibaan Cabdiullahi Xasan Rooble – Hop# 249.


3- Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh – Hop# 200.


4- Xildhibaan Cabdullahi Bidhaan Warsame – Hop# 235

.
5- Xildhibaan Axmed Cabdi Xaashi – Hop# 166.