ONLF oo ka hadashay Go’aanka Golaha Wasiirada Fadaraalka

Ururka ONLF,ayaa ka hadlay go’aanka Golaha Wasiirada Fadaraalka Somaliya uga saareen Liiska argagixisada.

Ururka,ayaa soo dhaweeyey, go’aankooda kuna bogaadiyay Rooble iyo Wasiiradiisa talaabadaas.

ONlf waxay canbaaraysay markale Go’aankii hore ee Dowladii Khayre ugu dartay Liiska argagixisada 2017.

Halkan ka akhriso warka Onlf.