Video:-Deni hiil maka heli doonaa kuwii uu Uhiiliyay?

Siyaasadu Sxb joogtaa maleh,waa qaacido jirta!!

Siyaasadu Muufaysi mahan ee waa Qadiyad iyo Qiyam,waa qaacido kale oo jirta!!

Odoyaasha shalay noqday Xildhibaanada Labadaas Qaacido,waa ufuran yihiin tay raacaanba.

In Odaygii Kuraasta sida dadban ugu xiray sida dadbana ugu hiiliyay ay xeeriyaan!!

Ama in ay Odayga ka danaystaan oo Qaacidada Muufaysiga ka raacaan.

Sida horay loo arkay Shaqsiga marka uu gacanta ku dhigo Card-ka Xildhibaanimo si kaluu noqdaa,tagida Xamarna saamayn kale ayay yeelataa.

Looba jooge !!

Halkan ka daawo muuqaalka