Aaran-shaydaan oo bilaabay laynta haldoorka reer Puntland

Hawlgalkii labaad oo lagu laynayo Saraakiisha ka hor yimid qorshaha Aaran-shaydaan ee Bosaso,ayaa dhacay,waxaana ku dhaawacmay Axmed Jaraale oo bar tilmaameedku ahaa.

Jaraale

Maatada,waxaa loo sheegayaa in argagixisadu fulinayso,balse waxba kama jiraan.

Barkhad

Saakay,waxaa la dilay Talye Barkhad rabi ha’unaxariisto.

Argagixisada iyo Aaran-shaydaan wada shaqayn buuxda ayay leeyihiin.

Tusaaele”

Dowladii Faroole waxaa lagu laayay haldoor fara badan oo reer Puntland ah Bosaso iyo Gaalkacyo oo markaas laga diidanaa hogaamintii guracnayd ee Aaran-shaydaan hagayeen.

Maxamuud Shido iyo Maxamed Faroole,ayaa qaabilsanaa laynta haldoorka iyo la xiriirka argagixisada.

Waxaan idinla wadaagi doonaa xogo fadhiya oo ku salaysan dilalkaas horay udhacay.