Dowladii Deni oo gidegeed Xamar uraran tahay!!

Puntland xaalkeedu meel xun,ayuu marayaa!!

Shaqaalihii rayidka ahaa Xubin ka mid ah oo waliba Agaasime ah,ayaa isagoon is casilin xil Siyaasadeed utartamaya!

Wasiirada iyo Gudoomiyayaasha waa xilal siyaasadeed,balse Agaasime ma tartami karo,isagoo xilkii hore haya.

Mida kale oo la yaabka ah,ayaa waxay tahay Ilmo Diyaano,waxaa lagu dhaliilaa oo Maatida loo sheegaa in ay Xamar ku xiran yihiin.

Waxaase Xamar toos ugu xiran oo waliba Cabdinuur-ka Shiikhaaleed uu gacanta ku hayaa Agaasime Xoosh,Lacagtii ugu danbaysay ee uu usoo dirana waxay ahayd 30-kun oo dolar oo Golis looga soo reebay.