Video:-Yaa Siyaad Barre ka badbaadiyay Xamar?

“Siyaad Barre iyo Xaasaskiisii,waxaa ka saaray Madaxtooyada Ciidankii Dhafoorqiiqa ee Majeerteen iyo Hal Nin oo Wagardhac ah,msrkii ay ka carareen kuwii Mareexaan”Ayuu yiri Xasan Sulub.

Waa war xaqiiq ah oo loo baahnaa in laga maqlo Qof aan Daarood ahayn hadana xog ogaal iyo goobjoog ahaa.

Halkan ka daawo muuqaalka