Beelaha reer Xuseyn iyo reer Bicidyahan oo la siinayo Wasiir

Sidoo kale Beesha reer Xuseyn ee Muuse Ciise Maxamuud oo aad uga carootay tarihii Xildhibaanka ee la dhaafiyay,ayaa Islaan Ciise kala hadlay Deni.

Kulan dhexmaray waxgaradka Beeshaas iyo Madaxweynaha,waxaa loogu balan qaaday in la siinayo Wasiirka Muuse Ciise oo uu hada hayo Cawil.Sh.Xaamud.

Shaqsiga Wasiirkaas loo magacaabayo ayay Beesha iyo Madaxweynuhu isla garteen in uu noqdo Axmed Jowle oo ahaa Musharaxii Xildhibaan ee Beeshaas.

Sidoo kale Beesha reer Bicidyahan,ayaa Wasiirkooda la siinayaa Jifida reee Xaamud sida ay isla qaateen Madaxweynaha iyo Waxgarad kulmay.

Agaasimihii hore ee Tv-ga Puntlabd,ayaa loo magacaabi doonaa booskaaas

Waxaa socota rushaynta Beelaha aadka ukacsan.