Video:-Faroole oo weli hor taagan dhismaha Golaha Deegaanka Eyl

Weli dhismihii Golaha Deegaanka Eyl,waxay uxaniban yihiin Madaxweynihii hore Faroole.

Faroole,waxuu ka caraysan yahay Deegaankii uu sheegan jiray in uu ku dhashay uu ka helo Laba Xubin.

Sidoo kale waxuu qaadan waayay in Beesha Muuse Ciise looga cod batay Degmada Eyl oo jifi hoose oo Abokor Ciise ah ay ka codad badatay.

Si kastooy tahayba waa Yax-yax iyo hanyari in Faroole oo soo noqday Wasiir,Madaxweyne iyo Senetar saakay hankiisu halkaas joogo.

Madaxweyne Deni waa ku dhiiran la’a yahay in uu talaabo ka qaado.

Halkan ka daawo muuqaalka