Gumaad Qoys oo ka dhacay Laascaanood

Dabley hubaysan,ayaa goordhawayd dil ugaysatay Lamaane is qaba xaafada Farxaskule xili ay kusii socdeen Gurigooda.

Lama oga cida dilka gaysatay,waxayna ka baxsadeen isla goobtii.

Waa markii Labaad ee dil noocan oo kale ah oo aan la garanayn cidii gaysatay uu ka dhacay Laascaanood.