Video:-Maxay tahay 3-sano kadib guusha ugu weyn Ee Deni gaaray?

3-dii sano ee Madaxweyne Deni hogaaminayay Puntland guusha ugu weyn oo lagu xasuusan doono,waa waxkaqabashada amniga Mudug oo markuu talada la wareegay yaalay meel xun.

Gaalkacyo oo gashay gacanta argagixisada,Khamriga iyo danbiyada ayuu dib usoo celiyey.

Gaalkacyo oo Qof caadiya ka cararay ama la dilay,ayuu gaarsiiyay in dib loogu soo guuro.

Amni,horumar iyo dib usoo kabasho la yaab leh,ayaa ka muuqata Gaalkacyo.

Muumin iyo Saraakiisha kale Aadbaan ugu bogaadinaynaa shaqadooda ay sida weyn uga soo dhalaaleen.

Wariye Abshir Dhiirane waa uga mahadnaqaynaa Barnaamijkaas qiimaha weyn lahaa ee uu kasoo diyaariyay Sanad ka hor Gaalkacyo.

Halkan ka daawo muuqaalka Barnaamijkaas.