Adis-ababa oo uu si toos ah uga furmay Shirka Midowga Afrika

Waxaa Goordhawayd furmay Shir madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika.

Xarunta Midowga ee caasimadda Itoobiya Addis Ababa,ayuu ka furmay.

Ajandayaasha ugu waa weyn ee horyaala Madaxda Afrika,ayaa waxaa ka mid ah..

1.Afgambiyada Military ee Qaarada oo dib usoo laba kacleeyay.

2.Israa’iil iyo dalabkeeda ah in la siiyo maqaamka Xubin goobjooge Ururka ah.

3.La tacaalida Virus-ka Corona ee Qaarada.

Halkan ka daawo muuqaalka