Video:-Balaarinta Dekeda Bosaso oo dhaqaale loogu yaboohay

Boosaso waxaa ka socota abaabul dhaqaale baaxad leh loogu yaboohayo dhismaha Dekeda Bosaso.

Lacagta ugu badan waxaa isku qoraya ganacsatada reer Bari iyo reer Mudug.

Sidoo Qabiilada iyo Issimada,ayaa iyagana lacag badan isku qoray.

Waxaa soo dhamaatay qiimeyn hordhac ah oo ku aadan qiimaha lagu dhisi karo Dejeda Bosaso,wax badan ayay ka tiro yar tahay Qiimayntu tii ku baxday Dekeda Garacad.

Halkan ka daawo muuqaalka