Dekeda Garacad oo soo iibsatay Taag awood badan

Dekadda Garacad oo isu diyaarineysa in ay shaqo bilawdo bisha June 2022, hadii Alla idmo, ayaa soo iibsatey Tugboat cusub oo awood u leh inuu Dekadda kusoo xiro maraakiibta waa-weyn.

Garacadport

dekadagaracad

Garacad

puntland

Somalia