Soo laabashada Madaxweyne Deni iyo xaalka cakiran Ee Puntland

Beri,ayay wararku sheegayaan in uu kusoo laaban doono Dalka Madaxweyne Deni.

Todobaadyo uu ku maqnaa Dibada oo aysan Saxaafadu waxba kala socon socdaalkiisa,marka laga reebo xogo hoose oo aan waadix ahayn,ayuu kusoo aadayaa.

Sidoo kale soo laabashada Madaxweynaha waxay kusoo aadaysaa,iyadoo Puntland ay ka jiraan arimo waa weyn oo cakiran…

1.Xalinta dhacdooyinkii dagaalkii Bosaso.

2.Abaar daran oo aysan Dowladu wax gacan ah ka geysan.

3.Dhismaha Golayaasha Degmooyinka Sadexda ah ee la doortay.

4.Dhamaystirka Doorashada Xildhibaanada Fadaraalka.

Jibril Qoobey.