Video:-Sarkaal Nuur Dheere oo la heshiiyay Maamulka Guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseyn oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Yuusuf Axmed Hagar,ayaa qaabilay Korneyl Nuur Dheer, Xildhibaano iyo saraakiil kale,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka