Video:-Shabaabkii dilay Jamaal Faarax Aadan oo dil lagu xukumay

Maxkamadda Ciidamadda Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Alshabaabkii dilay Alla ha u naxariistee Wariye Jamaal Faarax Aadan.

Halkan ka daawo muuqaalka