Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii looga arinsanayay Doorashada Garbahaarey

Garbahaarey maka dhici kartaa Doorashada Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa laga shiray Maanta.

Todobo Qodob oo aysan macquul ku ahayn in Doorashadu qabsoonto,ayaa laysla arkay oo la shaaciyay.

Madaxweyne xigeenka,Xildhibaanada iyo Wasiirada kasoo jeeda Gobolka Gedo,ayaa Shirka iskugu yimid.

Halkan ka akhriso:-