Rooble oo magacaabay Gudi Abaaraha ka gurmada

Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada.
Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxa ay kala yihiin:

  1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
  2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
  3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
  4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
  5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
  6. Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
  7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
  8. Mudane Cabdicasiis Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
  9. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
  10. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
  11. Mudane Cabdirisaaq Daahir Maxamuud: Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha
  12. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
  13. Sheekh Bashiir Axmed Salaad
  14. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
  15. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
  16. Marwo Caasho Geelle Diiriye
  17. Marwo Aamino Xaaji Cilmi
  18. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
  19. Marwo Batuulo Axmed Gaballe
  20. Mudane Cabdi Axmed Baafo
  21. Mudane Cabdi Aadan Hoosow
  22. Mudane Dr.Maxamed Xaaji
  23. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
  24. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
  25. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
  26. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
  27. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
  28. Liibaan Cabdi Cali
  29. Amina Axmed Samatar
  30. Cali Maxamed Maxamuud
  31. Yaasmiin Cabdi Maxame
  32. Cabdi Ciise Diirshe
  33. Kamaal Daahir Guutaale