Video:-Gudiyada Baarlamaanka Puntland oo aqoon iswaydaarsi loo sameeyay

Guddoomiye ku Xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada DPL, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta daah-furay aqoon is weydaarsi loo qabtay Guddiyo kamid ah Golaha Wakiilladda oo looga hadlayo Arrimaha dib-u-habeynta Ciidamadda iyo Qiimeynta Miisaaniyadda dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya ( UNSOM) ee Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka