Video:-Ra’isalwasaaraha Canada oo adeegsaday Xeerka Xaalada Deg-dega ah

Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa isagoo isticmaalaya xeerka xaaladaha deg-degg ah ee dalkaasi, ku dhawaaqay inay sharci darro tahay dibad baxyada looga soo horjeedo xayiraadaha COVID-19 oo toddobaadkii labaad ka socda dalkaasi.

Dibad-baxyada oo ay dhigayaan wadayaasha baabuurta xamuulka iyo shacab taageersan ayaa la sheegay inuu saameeyay dhaqaalaha dalka iyo isu socodka dadka.

Halkan ka daawo muuqaalka