Gudiga Doorashooyinka Jubaland oo shaaciyay 3-kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay saddex kamid ah kuraasta taala Magaalada Kismaayo ee caasimadda Kumeel gaarka ah ee Jubbaland.

Halkan ka akhriso:-