Gudiga Doorashada Fadaraalka oo shaaciyay in la jabsaday bartoodii Facebook

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo ku wargeliyey Ummadda Soomaaliyeed iyo Caalamkaba in Boggii ay ku lahaayeen Barta Facebook-ga uu galay gacan kale, sidaa daraaddeed intuu gacanta guddigu ku soo noqonayo wixii lagu faafiyo aysan waxba ka jirin.