Xog:-Yaa dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan?

Jamaal Faarax Aadan ma dilin Labada Wiil oo loo qabtay ee maalmahan Muuqaaladooda baraha Bulshada ku jiray.

Dabagal fiican oo la sameeyay,waxaa lagu xaqiiqsaday in Wiilashaas aysan geysan dilka Jamaal Faarax Aadan.

Sayloon waa Wiil balwad lahaa oo aad ucaba Xashiishka oo aan waxba loo dirsan jirin.

Dilka Jamaal Faarax Aadan,waxaa gacanta geystay Nin udhashay Beesha Hawiye,Habar-gidir ,Cayr.

Magaciisu waa Sahal,waxuuna ahaa Darawal Bajaajle ah.

Teloofoonada uu isticmaali jiray,waxay ahaayeen.. 0615705528/0614042021.

19-May 2021,ayuu Qarax ku dhintay dhanka koonfurta Gaalkacyo.

Ugu yaraan waa in aan lagu deg-degin dilka Wiilashaas oo dib loogu laabtaa baarista kiiskaas.

Jibril Qoobey.