Faahfaahin Qaraxii Bosaso ka dhacay Maanta

Qaraxa ka dhacay Bosaso Saacad ka hor,waxaa ku dhintay Labo Qof,waxaana ku dhaawacmay 11-Qof,sida isbitaalka weyn uu xaqiijiyay.

Qarax,ayaa ka dhacay Maqaaxi ku taal Isgoyska Maqaska.

Xaalka Magaaladu hada waa degan yahay .

Qaraxan waa mid ka mid ah kuwa argagixisadu ay dhigto.