Kalfadhiga Baarlamaanka Deegaanka Somalida oo furmay

Waxaa si habsami leh uga socda caasimada Deegaanka Somalida ee Jig-,jiga Kalfadhiga Golaha Wakiilada.

Golaha xildhibaanada Deegaanka Somali Galbeed,ayaa Cod-buuxa ku ansixiyay Hanti-dhawraha Guud ee DDS oo uu Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar umagacaabay Cali Baaruud Sh. Axmed.

Gudoomiyaha Maxkamada Guud ee DDS ayaana mudanaha u dhaariyay xilka cusub ee loo doortay.

Sidoo kale Golaha Baarlamaanka Deegaanka,ayaa meel mariyay Guddiga joogtada ah ee Golaha