Ra’isalwasaare Rooble oo Gaashaanka udaruuray heshiiska Shidaalka

Wax yar ka dib qoraalka Villa Somaliya,ayuu Xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseyn Rooble isagana gaashaanka u daruuray heshiiska.

Qoraal la soo dhigay barta facebook ee xafiiska,ayaa sidaan lagu qoray.

“Heshiiska la sheegay in Wasiirka Batroolku uu saxiixay ee la xiriira arrimaha Shidaalka Soomaaliya waa mid sharci darro ah oo aan loo marin waddo shirci ah sidaas darteed waxba kama jiraan.

Ra’iisulwasaraha,ayaa qaadi doonaa tallaabooyin sharci ah oo looga jawaabayo falkaas xadgudubka ku ah Hantida Qaranka iyo dhaxalka Jiilalka soo socda si loo ilaaliyo amaanada Ummadda Soomaaliyeed”