Gudiga Doorashada heer Fadaraal oo markale lagala wareegay Barahoodii Bulshada

Gudiga Doorashooyinka heer Federaal,ayaa Sheegay in Barahoodii Bulshada lala wareegay wixii Lasoo dhigo inta ay dib usoo ceshanayaana ay yihiin kuwa aan Sax ahayn.