Videi:-Natiijadii Kursiga Fahad Yaasiin oo la buriyay

Ugu yaraan burinta Natiijada Kursiga Fahad Yaasiin ay udoorteen ergada uu Xamar kala tagay,waxay tari kartaa sadex arimood..

1.In Kursigu uu noqdo mid laysku haysto oo aan sharciyadiisu dhamaystirnayn.

2.In uusan Golaha fariisan oo uusan ka mid noqon Xildhibaanada dooranaya Gudoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

3.In aan Fahad ka mid noqon Dadka utartami doona Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Fadaraalka.

Gudiga Doorashada Fadaraalka xataa haday ku kala qaybsan yihiin talaabada ay qaadeen waa mid guul ah oo dhagarta Fahad ka yaraynaysa Qaranimada Dalka.

Halkan ka daawo muuqaalka