Gudiga khilaafaadka oo beeniyay Warqadii lagu fasaxay Kursiga Fahad

Gudiga khilaafaadka,ayaa ka daba tagey Warqadii lagu fasaxey Kursiga Fahad Yaasiin,waxayna ku tilmaameen been abuur,iyadoo laga saaray Bartooda.

Dhanka kale Cadaadis Rooble ka yimid iyo Khilaaf soo kala dhex galay Gudiga Xalinta Khilaafadka ,ayaa sababay in Warqadii lagu Fasaxay Kursiga Fahad Yaasin laga saaro Barta Facebook ee GXKHD,sida warar kale sheegayaan.

Balse,waxaa xaqiiq ah in Warqadaas hada aysan ku jirin bartooda lana beeniyay sax ahaanshaheeda.