Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland ?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah.

Todobaadkan,ayaa looga hadlay arimo ay ugu waa weyn yihiin..

1.Amniga,

2.Doorashada Golaha Shacabka JFS.

3.Mashaariicda Horumarinta ee ka socda Bosaso sida Mashruuca Horumarinta Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

4.Xaaladda Abaaraha.

5. Xaalada Saax-Maygaag iyo Sangejabiye.