Ra’isalwasaare Rooble oo la kulmay ku xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Somaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble oo qaabilay ku-xigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa.

Rooble iyo Cabdulmowlaa arimaha ay kawada hadleen,ayaa ku saabsan gurmadka Abaaraha,waxaana ugu muhiimsanaa..

1.Arrimaha abaaraha dalka

2. Gurmadka la gaarsiinayo dadka abaartu saameysay.

3.Isu duwidda dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee gargaarka.