Video:-Gaas”Waxa socda Doorasho mahan ee waa xulasho”

Gaas waxuu ku tilmaamay waxa socda Xulasho ku dhisan dano shaqsiyadeed!!

Fowsiyo waxay ku tilmaantay xaraash Qofka ugu Lacagta badan uu Kursiga helayo!!

Halkan ka daawo muuqaalka