Video:-Wasiir Jamaal in uu markale Xildhibaan noqdo Puntland khatar bay ku tahay

Jamaal Puntland waa dhibaateeyay oo waxuu ka hor istaagey Mashaariic door ah,waxuuna uqaatay in Puntland ay leedahay Beesha Majeerteen oo kaliya.

Siyaasiyiinta MJ haday isqabteen ma ahayn in uu ku dabakho guud ahaan Beesha ee waxay ahayd in uu wax kala sooco.

Puntland waa maamul ay dhismihiisa leeyihiin Beelaha Daarood balse manficiisa uu gaaray Somaliweyn.

Markale Xildhibaan in uu helo Jamaal waa khatar Puntland kusoo laabatay.

Halkan ka daawo muuqaalka