Maxaa ka dhaxeeya qorshaynta mashruuca 50-Milyan iyo iscasilaadaWasiirada W.Kaluumaysiga?

Qorshaynta mashruuc 50-Milyan oo dollar ku kacaya oo markii ugu horreysay Bangiga Adduunku si toos ah ugu taageerayo Somaliya,ayaa saakay ka dhacay Xaafiiska M.xigeenka Puntland.

In Wasaaradu noqoto mid xaalad ka jirto oo dhawr Wasiir lagu khasbo in ay iscasilaan,waxaa qayb ka ahayd Mashruucan 50-ka Milyan.

Sidoo kale in Wasiir ku xigeenku noqdo Madaxweyne Deni Seedigiis,isla markaana Agaasimaha Guud uu noqdo Wiil uu Adeer uyahay Shido,waxaa qayb ka ahayd naawilida Mashruucan 50-ka Milyan.

In Wasiirka Kaluumaysiga laga leexiyo Beesha Sawaakhroon oo saami qaybsi uqaadanaysay waayahan danbe,iyaduna waa qayb kale.

Dowlad Siyaasadeeda ay jaangoynayaan Ganacsato raadinaysa faa’ido deg-deg ah.

Jibril Qoobey.