Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay Muqdisho ka dhacay

Inta la xaqiijiyey Hal Qof,ayaa ku dhintay,waxasna ku dhaawacmay 5-qof oo kale.

kadib markii Gaari nooca raaxada ah uu xalay bareeg-goostay dad ku caweynayey banaanka maqaayad lagu magacaabo Mr. Fruto oo ku taalla isgoyska Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.

Darawalka waday Gaariga,ayay la qabtay loona gudbiyey xarunta CID-da.