Video:-Amisom oo 15-sano kadib khad cagaaran ka samaysay Garoonka Aadan-cade

Waa niyad jab weyn oo ku dhacaya shacabka Somaliyed in Maanta oo 2022 ay taarikhdu tahay Amisom ay ka dhex samayso garoonka Aadan-cade khad Cagaaran.

Waa la fahmi karaa wal-walka Amisom waxa uu ku salaysan yahay,sababtoo ah waxaa isku milmay Dowladii iyo argagixisadii,waxaana lumay kalsoonidii lagu qabay.

Gaar ahaan Laamaha amaanka oo ay ugu horayso hay’ada Sirdoonka Qaranka.

Talaabada Amisom waxay saamaynaysaa Talyayaasha Ciidamada Dowlada Fadaraalka iyo Wasiirada Xukuumada oo aan wax ilaalo ah la geli karin Xerada Xalane.

Halkan ka daawo muuqaalka